Halkee Ayuu Jadon Sancho Kaga Jiraa Saxiixyada Ugu Qaalisan Suuqa Man United.

Kooxda Man United ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Jadon sancho kaas oo ay kala heshiisay kooxdiisa kadib wadahadalo muddo dheer qaatay. Red Devils ayaa kooxda Borussia Dortmund kala heshiisay lacag dhan 77 milyan oo euro kadib wadahadalo socday muddo oo ay ku doonaysay saxiixa xiddiga garabka ka ciyaara. Kadib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII