Halkee Ayuu Ku Dambeeyay Baacsigii Ay Real Madrid Ugu Jirtay Saxiixa Paul Pogba?.

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay weli xiiseyneyso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba. Heshiiska xiddiga 28 jirka ah ee Man United ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedka dambe waxana la fahamsanyahay in ay kooxdu wadahadalo heshiis kordhin ah kula jirto xiddiga khadka dhexe. Pogba ayaa qaab ciyaareed fiican ku jira […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII