Halkee Ayuu Marayaa Baacsigii Arsenal Ee Nabil Fakir , Maxaa Soo Kordhay?

Arsenal ayaa dalabkoodii ugu horeeyay ka geeysay saxiixa xiddiga Real Betis ee Nabil Fakir si xagaagaan u helaan Laacibkaas ayaa sanadkii 2018-da dhawaan in uu ku biiro Liverpol balse saacadihii ugu dambeeyay ee uu suuqa xermayay ayuu fashilmay . Wargeyska AS ayaa sheegaya in Arsenal ay ku faro dhuuban yihiin saxiixa Nabil inta suuqaan xagaaga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII