Halkee La Marayaa Gool Dhalinta Euro 2020 Kadib Dhamaadka Wareega 16-ka.

Xiddiga xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo Ayaa wali hogaaminaya gool dhalinta tartanka Euro 2020 kadib markii la soo afjaray wareega 16-ka euro-da sanadkan. Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay 5 gool kulamadii uu ciyaaray laakiin goolashiisa ayaa halkaas ku joogsan doona kadib markii xulkiisa laga reebay tartanka wareegii 16-ka. Xiddigaha ugu soo dhaw Cristiano Ronaldo ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII