Halyeeyga Arsenal Emmanuel Petit Oo Weerar Ku Qaaday Kooxdiisii Hore & Emiliano Buendia Oo Sabab U Ah.

Halyeeyga kooxda Arsenal ee Emmanuel Petit ayaa su’aal ka keenay kooxdiisii ​​hore ka dib markii kooxda Aston Villa saxiix xiddiga Emiliano Buendia ku garaacday. Xiddiga reer Argentine ayaa ku baasay tijaabada caafimaadka inkasta oo uu waajibaadka xulka qarankiisa kula suganyahay waxana ay Aston Villa ku dhawaaqday saxiixa xiddiga. Kooxda Arsenal ayaa doonaysay saxiixa xiddiga Emiliano […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII