Halyeeyga Chelsea Terry oo amaanay Thiago Silva kadib qaab ciyaareedkii Tottenham

Halyeeyga Chelsea John Terry ayaa si weyn u amaanay daafacooda rugcadaaga ah Thiago Silva ka dib markii ay 3-0 kaga badiyeen Tottenham. Silva wuxuu xirtay difaac heer sare ah, halka uu ku daray gool dhamaadka kale, taasoo xaqiijisay guul raaxo leh oo derby London ah Axaddii. 36 jirkaan ayaa bartilmaameed u ahaa Spurs, oo ka ciyaarsiiyay weeraryahan deg deg […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII