Halyeeyga reer Brazil Pele oo shaaca ka qaaday in qaliin lagu sameeyay si looga saaro burada

Photo: Getty Halyeeyga kubada cagta Brazil Pele ayaa sheegay inuu aad u dareemayo caafimaad kadib markii lagu sameeyay qaliin lagu guuleystay si looga saaro buro xiidanka. Waxaa jiray xoogaa walaac ah oo ku xeeranaa caafimaadka Pele, iyadoo 80 jirka lagu daweynayo Isbitaalka Albert Einstein ee Sao Paulo lixdii maalmood ee la soo dhaafay kadib markii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII