LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Hambalyo: kooxda The Kings ee ka socotay magaalada Mumbai oo ku guuleystayn koobka dance-ga adduunka ( World of Dance )

dalka india sanadahan dambe waxaa ay sameenaysa horumar weyn oo la taaban karo markaas fiiriso xidigaha tayada badan ay haystaan waana mid ay si weyn ugu amaanan yihiin

dhawaan waxaa dalka America gaar ahaan magaalada New York lagu qabtay tartanka qoobka ciyaarka adduunka oo loo yaqaano ( World of Dance ) kuwaaso ay ku hartamayn 14 kooxo kuwaaso looga haray dhanka Dance-ga sida kooxda ka Socotay magaalada Mumbai ee Kings , Briar Nolet, Ellie iyo Eva , VPeepz, iyo kooxo kale oo badan

iyadoo kooxda Kings ee ka Socotay magaalada Mumbai oo ay ku guuleystayn koobka dance-ga adduunka maadama ay soo bandhigayn Dance ama ciyaar aan hore loo arkin iyagoo dhawr jeer ku sigtayn inay tartamayaasha kale ay ku ridaan cabsi

waxaana intaas u dheer inta lagu guda jiray barnaamijkan inay labo jeer ka yaabiyeen gabadha fanaanada ah ee Jannifer Lopez taaso mar ay kusoo tuurtay kabaheeda marka ay la yaabtay mucjisada ay sameeyaan waxaana Kings mar kale ay si weyn kaga yaabiyeen Jannifer Lopez

maadaama Jannifer Lopez yaab darteeda ay timaheeda u kala furmayn iyadoo sheegtay inay dareenkayda uusan xiligaas joogin oo ay qaatayn kooxda The Kings

sidoo kooxda Kings waxa ay abaal-marin ahaan u helayn lacag dhan 1 million oo dollarka mareekan waxaana barnaamijka World of Dance daadihinaayeen sadexda shaqsi ee caanka ah kuwaaso kala ah gabadha fanaanada ee lagu magacaabo Jennifer Lopez , Ne-Yo

fadlan hoos ka daawo the kings oo bandhiga ay final ka ay guuleysanaysa koobka dance-ga adduunka

[embedded content]

Source: laacib.org

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your e-mail address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII