Harry Kane oo heshiis shaqsi ah la gaaray Manchester City

Photo/getty image Harry Kane ayaa lagu soo waramayaa inuu heshiis shaqsi ah la gaaray Manchester City ka hor inta uusan ka dhaqaaqin Tottenham Hotspur . 28 jirkaan ayaa wali sugaya koobkii ugu horeeyay ee xirfadiisa ciyaareed waxaana dhawaan lagu qasbay inuu beeniyo wararka sheegaya inuu diiday inuu yimaado tababarka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII