Harry Kane Oo Qaaday Talaabo Ka Caawinaysa In Uu Ku Biiro Man City.

Xiddigaha Xulka England ayaa aaminsan in uu Harry Kane diidi doono in uu soo xaadiro tababarka kooxda Tottenham ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub ee Tottenham si uu ugu qasbo in uu ku biiro kooxda Man City suuqa xagaagan. Weeraryahanka reer England ee Harry Kane ayaa Tottenham u sheegay in uu doonayo in uu isaga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII