Harry Kane Oo Si Maldahan U Sheegay Kooxda Uu Doonayo In Uu Ku Biiro & Hal Xiddig Oo Sabab U Ah.

Harry Kane ayaa si maldahan u sheegay in ay Man City Noqon Doonto Kooxdiisa cusub hadii uu ka tago Tottenham xagaaga isaga oo xiddiga Kevin De Bruyne ku tilmaamay xiddiga uu ku riyoodo in uu ka garab ciyaaro. Kabtanka reer England ayaa dibada soo dhigay rabitaankiisa ah in uu isaga tago kooxda Tottenham todobaadkii hore […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII