Harry Kane oo soo bandhigay Sharuud uu ku xirayo Tottenham hadii uu Heshiis u kordhinayo

Harry Kane ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo in heshiis kasta oo cusub oo uu u saxiixo Tottenham Hotspur lagu daro heshiis lagu bur-burin karo midkaasi . Kabtanka England ayaa Arbacadii ku dhawaaqay inuu sii joogi doono Waqooyiga London xagaagan, inkasta oo ay aad u xiiseynayaan kooxda heysata horyaalka Premier League ee Manchester City . […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII