Harry Kane Oo Tottenham U Sheegay Wakhtiga Uu Doonayo In Uu Ku Biiro Man City

Xiddiga Harry Kane ayaa lagu soo waramayaa in uu kooxdiisa u sheegay in uu doonayo ku biirista kooxda Man City todobaadka soo socda sida ay sheegayaan wararku. City ayaa la sheegayaa in ay doonayso xiddiga Harry kane si ay ugu xoojiso kooxda xilli ciyaaredka dambe si ay ugu guulaystaan champions league. Sida laga soo xigtay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII