Harry Kane oo weli doonaya inuu ka tago Tottenham Hotspur, Kadib guushi City ee Todobaadkan

Weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur Harry Kane ayaa lagu soo waramayaa inuu weli go’aansanayo inuu ku biiro Manchester City ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga xagaagan. 28 jirkaan ayaan ku lug yeelan kulankii ay Tottenham 1-0 kaga badisay Man City galabnimadii Axadda, iyadoo tababaraha Spurs Nuno Espirito Santo uu sheegay in kabtanka England uusan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII