Harry Maguire Oo Kashifay Sababta Uu U Doortay Man United Isagana Diiday Man City.

Kabtanka Manchester United Harry Maguire ayaa qirtay inuu kala hadlay Pep Guardiola ku biirista Manchester City laakiin qalbigiisu uu doortay ku biirista kooxda Man United. Daafaca ayaa Red Devils kaga soo biiray kooxda Leicester City xagaagii 2019 isaga oo kooxda ugu yimid lacag dhan 80 milyan oo euro isaga oo noqday daafaca ugu qaalisan taariikhda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII