Hawaaraha uu orday Ronaldo goolkii labaad ee Man United oo lasoo bandhigay

Cristiano Ronaldo ayaa gaaray 20.2mph oo xawaare ah goolkiisii ​​labaad ee ka caawiyay Manchester United inay 4-1 kaga badiso Newcastle shalay. Weeraryahanka reer Portugal ayaa u saftay kulankiisii u horeeyay ka dib markii uu ka tagay Manchester kuna biiray Real Madrid laba iyo toban sano ka hor. Ronaldo ayaa hogaaminaya safka Manchester United wuxuuna awooday […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII