Hector Bellerin Oo Ku Dhaw In Uu Ka Tago Arsenal, Horyaalkee Ayuu Ku Wajahanyahay.

Xiddiga daafaca Midig uga ciyaara kooxda Arsenal ee Hector Bellerin ayaa ogolaaday in uu ku biiro kooxda Inter Milan sida ay sheegayaan wararku. Inter Milan ayaa suuqa ugu jirta badalka Hakimi Kaas oo ka tagay kooxda kuna biiray kooxda PSG kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu ku qaatay kooxda. Inter Milan ayaa xiddia reer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII