Hector Bellerin Oo Ku Dhaw In Uu Ka Tago Arsenal, Kooxdee Ayuu Ku Wajahanyahay.

Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo horumar leh kula jirto kooxda Arsenal oo ay ka doonayso saxiixa xiddiga daafaca Midig ee Hector Bellerin. Xiddiga reer Spain ayaa si weyn loo filayaa in uu isaga tago kooxda Arsenal inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan inkasta oo ay 2 sano uga hadhsanatahay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII