Heerka liita ee Arsenal Waxaa ugu danbeysay 67 Sano ka hor. ( Codsiga taageerayaasha oo la aqbali karo)

maanta kooxda Manchester City ayaa ku durdurisay kooxda Arsenal iyadoo 5-0 ku xaaqday kulan ka dhacay garoonka Etihad Stadium. Waxaa kulankii Sadexaad oo Xiriir ah Premier League ee laga badiyo kooxda sidaan oo kale waxay sameesay mudo laga joogo 67 sano. Sanadkii 1954 ayay aheyd markii kooxda Arsenal laga badiyay saddex kulan oo horyaalka ah. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII