Herrera” Haddii Waxa Uu Garsooraha Ku Sameeyay Paredes Sameyn Laheyn Waa Hubaal 4- Kulan Ayaa Nala Ganaaxi Lahaa”.

Xiddiga PSG ee Ander Herrera ayaa tilmaamay in garsooroihii kulankii Man City hayay uu bahdilay saaxibkiisa kooxda ee Leandro Paredes. PSG ayaa macsalameysay tartanka Champion-ka waxa ayna ku hareen wareegga 4-ta ka dib guul darro laba gool ah oo ay kala kulmeen City Kulankaas waxaa kaarka cas la siiyay Di Maria waxa ayna ka dib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII