Heshiis Dhacay: Barcelona Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeay.

Kooxda Barcelona ayaa heshiis la gaartay daafaca Manchester City ee Eric Garcia sida ay xaqiijisay shabakada Goal. Garcia ayaa si bilaash ah ugu dhaqaaqi doona Camp Nou marka qandaraaskiisa haatan ee City uu dhacayo dhamaadka bisha June. 20 jirkaan ayaa ka soo Akademiyada kooxda Barcelona ee La Masia ka hor inta uusan u dhaqaaqin Manchester […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII