Heshiis Dhacay: Liverpool Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii 2-aad Ee Suuqa Xagaaga

Kooxda Liverpool ayaa qarka u saaran in ay dhamaystirto saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Renato Sanches kaas oo ay ku dhawdahay in ay ku dhamaystirto lacag dhan 30 milyan oo euro. Warkan ayaa imanaya xilli ay kooxda Lille diyaar u tahay in iska iibiso xiddiga ka caawiyay ku guulaysiga horyaalka Ligue 1 xilli ciyaareedkii hore […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII