Heshiis Dhacay: Man United Oo Dhamaystirtay Saxiixa Raphael Varane.

Sida ay sheegayaan wararku Manchester United ayaa heshiis rasmi ah la gaadhay kooxda Real Madrid si ay u hesho saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Raphael Varane. Varane ayaa si weyn loola xidhiidhinayay ku biirista kooxda Man United iyada oo uu xiddigu doonayo in uu isaga tago kooxda Real Madrid suuqa xagaagan. Idaacada quattro ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII