Heshiis Dhacay: Maximilliano Allegri Oo Qarka U Saaran In Uu Ku Soo Laabto Juventus.

Wargeysyada Talyaaniga ayaa shaaca ka qaaday in Juventus ay heshiis la gaartay Massimiliano Allegri, si loogu badalo Andrea Pirlo laga bilaabo xilli ciyaareedka soo socda. Allegri ayaa ka tagay Juventus bishii May 2019 kadib markii la ceyriyay iyada oo lagu badalay Mauricio Sarri laakiin labo sano kadi Allegri ayaa ku soo laabanaya Kooxda si uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII