Heshiiska Ay Arsenal Ka Saxiixanayso Emile Smith Rowe Oo La Ogaaday

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo horumar leh kula jirto Emile Smith Rowe iyaga oo ka doonaya heshiis cusub oo wakhti dheer ah kooxda. 20 jirkaan ayaa muhiim u ahaa Gunners xilli ciyaareedkan isaga oo u ciyaaray 31 kulan oo tartamada oo dhan ah isla markaana dhaliyay 4 gool 6 kalena caawiye […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII