Hibernian vs Arsenal: Gunners Oo Maanta Bilaaban Doonta Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

Kooxda Arsenal ayaa maanta bilaaban doonta kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyaga oo ciyaari doona kulan saaxiibtinimo ah. Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxda Hibernian kulan ka dhici doona garoonka Easter Road Stadium iyada oo kulanku ka dhici doono dalka Scotland. Tababare Mikel Arteta ayaa la filayaa in uu tijaabiyo kooxdiisa kulanka caawa isaga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII