Hordhac: Arsenal Vs Leeds United ee Koobka EFL Cupka, Granit Xhaka iyo Xidigaha kale ee Maqan, Shaxda Macquulka

Arsenal ayaa doonaysa in ay u soo baxdo wareega 8 dhamaadka EFL Cupka marka ay Garoonka Emirates Stadium kusoo dhawaynayso kooxda Leeds United . Gunners ayaa tartanka soo gali doonta iyada oo 3-1 kaga badisay Aston Villa kulan ka tirsan Premier League jimcihii, halka Leeds ay barbaro 1-1 ah la gashay Wolverhampton Wanderers sabtidii. Wararka Labada Koox Arsenal: ayaa markale waayi doonta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII