Hordhac: Aston Villa Vs Man United, Arsenal Vs West Brohm & Xaqiiqooyinka Muhiimka Ah Ee Labadaas Kulan.

Kooxda Man United ayaa marti u noqon doonta kooxda Aston Villa kulan ka tirsan horyaalka premier League kana dhici doona garoonka Villa Park kulan soo gali doona 4:05 daqiiqo Galabta Wakhtiga Somaliya. Dhanka kale kooxda Arsenal ayaa marti galin doonta kooxda West Brom kulan isagu ka dhici dhiina Emirates soona gali doona 09:05 Wakhtiga Somaliya. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII