Hordhac: Barcelona Vs Bayern Munich Kulankooda Champions League, Shaxda, iyo Xidigaha ka maqan labada dhinac

kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhaweeneysa kooxda Reer Germany ee Baryern Munich kulan ka tirsan Champions league Group-ka E, Wararka Labada Kooxood Barcelona: Martin Braithwaite ayaa dhaawac muddo dheer ah soo gaaray todobaadkii hore waxaana laga saaray kulankaan. Iyadoo weeraryahanka reer Denmark uusan diyaar ahayn Ansu Fati oo aan weli dhameystirin soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII