Hordhac: Bayern Munich Vs Benfica ee Champions League, Guruub E Shaxda, iyo Xidigaha ka maqan labada dhinac

Bayern Munich ayaa isku dayi doonta inay xaqiijiso booskeeda wareega 16ka ee Champions League 2021-22 marka ay Benfica ku soo dhaweyso Allianz Arena. Kooxda Julian Nagelsmann ayaa 4-0 ku xasuuqday kooxda reer Portugal maalintii seddexaad, waxaana ay xaqiijin doonaan booskooda wareega xiga iyagoo guul kale gaara kulankan. Wararka Labada Koox Bayern Munich Lucas Hernandez ayaa lagu qasbay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII