Hordhac: Burnley Vs Arsenal Kulankooda Premier League, Shaxda labada koox iyo Xidigaha Maqan

Kooxda Burnley ayaa garoonkeeda Turf Moor ku soo dhaweeneysa kooxda Xaalada ku xuntahay sanadkan ee Arsenal kuwaasi oo kulankooda ugu danbeeyay gaaray guul, Gunners ayaana dooneysa in kulankan ay sii wadato guusheeda. Wararka Labada Kooxood Burnley Dale Stephens, Kevin Long, iyo Connor Roberts ayaa dhaawacan haatan waxaana laga saaray kulankaan. Nathan Collins ayaa sido kale shaki […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII