Hordhac: Chelsea Vs Real Madrid: Xaqiiqooyinka Cajiibka Ah Ee Aad Uga Baahantahay Kulanka.

Kooxda chelsea ayaa marti galin doonta kooxda Real Madrid kulan ka tirsan lugta 2-aad ee Semi-final-ka tartanka champions League kulan ka dhici doona Stamford Bridge. Labada kooxood ayaa kulanka soo galaya iyaga oo isha ku haya sidii ay u gaadhi lahaayeen Final-ka tartanka champions League xilli ciyaareedkan iyaga oo isku fursad haysta maadama ayna kooxna […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII