Hordhac: Chelsea Vs Southampton ee Koobka EFL Cupka, Romelu Lukaku iyo Xidigaha kale ee Maqan, Shaxda Macquulka

Chelsea ayaa doonaysa in ay u soo baxdo wareega 8 dhamaadka EFL Cupka marka ay Stamford Bridge kusoo dhawaynayso kooxda Southampton . Blues ayaa tartanka soo gali doonta iyada oo 7-0 kaga badisay Norwich City sabtidii, halka Southampton ay barbaro 2-2 ah la gashay Burnley. Wararka Labada Koox Chelsea: ayaa markale waayi doonta adeega Romelu Lukaku , Timo Werner iyo Christian Pulisic kulankan, halka N’Golo Kante ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII