Hordhac: England Vs Italy: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Final-ka Euro 2020: Xulkee Calaf U Yeelan Doona?

Xulalka Italy iyo Spain ayaa isaga hor iman doona final-ka euro 2020 kulan ka dhici doona garoonka Wembley kulan si weyn looga sugayo adduunka kubada cagta. Xulka Italy ayaa kulanka soo galaya iyaga oo qaab ciyaareed fiican waliba doonaya in ay ku dhamaystaaan kor u qaadista koobka ugu qiimaha weyn qaarada yurub kubada caalamiga ah. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII