Hordhac: Inter Milan Vs Real Madrid Kulankooda Champions League-ga, Xidigaha ka maqan labada dhinac iyo Shaxda Ciyaarta

Kooxda Inter Milan ayaa garoonkeeda Giuseppe Meazza ku soo dhaweeneysa kooxda ugu guulaha badan Champions league-ga Real Madrid, Inter Milan ayaa ku jirta qaab feecan iyadoo xitaa uu ka tagay dhaliyahooda muhiimka ahaa ee Lukaku, Dhanka kale Real Madrid ayaa dhankeeda ku jirta heer feecan marka la eego horyaalkeeda. Wararka Labada Kooxood Inter Milan:  waxaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII