Hordhac: Inter Vs Bologna Kulankooda Horyaalka Serie A Italy, Stefano Sensi oo shaki ku jiro, iyo Shaxda Macquulka

Kooxda Inter Milan ayaa garoonkeeda ku soo dhaweeneysa kooxda Bologna kulan ka tirsan Horyaalka Serie A Italy, Inter Milan ayaa kulankeeda ugu danbeeyay la kulantay guul daro kasoo gaartay Real Madrid inkastoo dhanka Horyaalka ay ku jirto qaab feecan. Wararka Labada Kooxood Inter Milan: waxaa laga yaabaa inuu ka maqnaado ciyaaryahanka khadka dhexe Stefano Sensi, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII