Hordhac: Juventus Vs AC Milan, Kulan Darbiga ee Serie A Italy, Shaxda Macquulka, iyo Xidigaha ka Maqan Kulankan

Kooxda Xaalka ku Xunyahay ee Juventus ayaa Garoonkeeda Allianz Stadium ku soo Dhaweeneysa Kooxda Ac Milan, Juventus ayaa Guul ka gaartay Malmo Kulankeeda ugu danbeeyay Halka Ac Milan ay guuldarro kala Kulantay Liverpool. Wararka Labada Kooxood Juventus: Aaron Ramsey iyo Arthur ayaa dhaawac ah waqtigaan waxaana laga saaray kulankaan. Mattia De Sciglio iyo Kaio Jorge […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII