Hordhac: Juventus Vs Zenit St Petersburg ee Champions League, Guruub H Shaxda, iyo Xidigaha ka maqan labada dhinac

Kooxda hogaanka u haysa Group H oo leh dhibcihii ugu badnaa ilaa hadda, Juventus ayaa doonaysa in ay laba jeer ka badiso Zenit St Petersburg kulan ka tirsan Champions League In kasta oo ay horeba ugu soo baxeen wareega 16-ka, Bianconeri waxa ay ku dhibtoonaysay gudaha dalka, halka Zenit ay heyso hogaanka horyaalka Russia taasi badalkeeda ay ugu hoosayso Group-ka. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII