Hordhac: Kulanka Darbiga Liverpool Vs Chelsea ee Horyaalka Premier League, Shaxda Macquulka iyo Xidigaha Dhaawaca ah

Kooxda Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield ku soo dhaweeneysa kooxda Chelsea kulan ka tirsan Horyaalka Premier League, Kulankan ayaana noqonaya midka ugu adag ee todobaadkan ugu adag horyaalka marka la eego xaalada ay ku jiraan labada kooxood iyo xidiga cusub ee kooxda Chelsea Lukaku. Wararka Labada Kooxood Liverpool Curtis Jones ayaa dhaawac ah waqtigaan waxaana laga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII