Hordhac: Kulanka Levante Vs Real Madrid ee Horyaalka LaLiga Spain, Shaxda iyo Xidigaha Dhaawaca ah

Kooxda Levante ayaa Garoonkeeda City of Valencia Stadium ku soo dhaweeneysa Kooxda Real Madrid Kulan ka tirsan Horyaalka LaLiga Spain, Real Madrid ayaana Kulankaan Ciyaareysa iyadoo badisay Kulankeeda ugu Danbeeyay. Wararka Labada Kooxood Levante Levante waxaa ka maqnaan doona da’yarka qadka dhexe Alex Blesa, daafaca dhexe Sergio Postigo, weeraryahanka Dani Gomez iyo rugcadaaga reer Spain […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII