Hordhac: Kulanka Liverpool Vs Crystal Palace ee Horyaalka Premier League-ga, Shaxda iyo Xidigaha ka maqan labada dhinac

Kooxda Liverpool ayaa la ciyaareysa Crystal Palace kulan ka tirsan Horyaalka Premier league oo ka dhicidoona Garoonka Anfield, Reds ayaa guul gaartay kulankeeda ugu danbeeyay halka Crystal Palace ay 3-0 uga soo badisay kooxada Tottenham. Wararka Labada Kooxood Liverpool: waxaa ka maqnaan doona da’yarka qadka dhexe Harvey Elliott, halka uu jiro shaki ku aadan helitaanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII