Hordhac: Kulanka Real Betis Vs Real Madrid ee Horyaalka Laliga Spain, Shaxda iyo Xidigaha dhaawaca ah

Kooxda Real Betis ayaa garoonkeeda Benito Villamarin ku soo dhaweeneysa kooxda Real Madrid kulan ka tirsan Horyaalka La Liga Spain, Real Madrid ayaa kulankaan ciyaareysa iyadoo lugtii hore lagu qabtay bar-baro. Wararka Labada Kooxood Real Betis Youssouf Sabaly iyo Diego Lainez ayaa haatan dhaawac ah mana awoodi doonaan inay qeyb ka qaataan kulankaan. Alex Moreno ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII