Hordhac: Leeds United Vs Liverpool ee Horyaalka Premier League, Shaxda iyo Xidigaha Dhaawaca ugu maqan kulankan

Kooxda Leeds United ayaa garoonkeeda Elland Road ku soo dhaweeneysa kooxda Liverpool kulan ka tirsan Horyaalka premmier League, Reds ayaa kulankan ciyaareysa iyadoo kulankii u danbeeyay bar-baro la gashay kooxda Chelsea. Wararka Labada Kooxood Leeds United Robin Koch ayaa weli ka maqan kooxda Leeds United. Saxiixa cusub ee Daniel James ayaa diyaar u noqon doona xulashada. Mateusz […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII