Hordhac: Leicester City Vs Manchester City ee Horyaalka Premier League, Kulanka ugu adag todobaadkan, Shaxda iyo Xidigaha Maqan

Kooxda Liecester City ayaa garoonkeeda King Power Stadium ku soo dhaweeneysa kooxda difaacaneysa horyaalka ee Manchester City kulan ka tirsan Horyaalka Premier league ee Todobaadkan ugu adag. Liecester City ayaa ku jirta kuna bilaabatatay waqti feecan halka ay City shideyso dab aan yaren, ciyaarta ayaana ah mid xugmineysa awooda City ee sanadkan. Wararka Labada Kooxood […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII