Hordhac: Levante Vs Barcelona: Blaugrana Oo Isha Ku Haysa Hogaanka La Liga.

Kooxda Barcelona ayaa marti u noqon doonta kooxda Levante kulan ka tirsan horyaalka La Liga kana tirsan todobaadkii 36-aad ee xilli ciyaareedka. Barcelona ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay ku soo laabtaan wadada guulaha horyaalka La Liga waliba si ku meel gaadh ah hogaanka ugu qabtaan horyaalka. Dhanka kale kooxda Levante ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII