Hordhac: Liverpool Vs AC Milan Kulankooda Champions League, Xidigaha ka maqan labada dhinac iyo Shaxda

Kooxda Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield ku soo dhaweeneysa kooxda Ac Milan kulankooda Champions league-ga Heerka Guruubka B, Labada Kooxood ayaa ku jira heer feecan qaabka ay ku bilowdeen horyaalada ay ka ciyaaraan. Wararka Labada Kooxood Liverpool: Roberto Firmino iyo Neco Williams ayaa weli dhaawacyo uga maqan Liverpool waxaana laga saaray kulankaan. Harvey Elliott ayaa dhaawac muddo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII