Hordhac: Malmö FF Vs Juventus Kulankooda Champions League-ga, Shaxda Labada koox iyo Xidigaha Maqan

kooxda Malmo ee ka dhisan Dalka Sweden ayaa garoonkooda Eleda Stadion ku soo dhaweeneysa kooxda Juventus ee Dalka Taliyaaniga kulan ka tirsan Champions leagu-ga Guruubka H, Kulanka ka hor waxaa xusid mudan in Xaalka Juventus uu liito iyadoo laga badiyay kulankooda ugu danbeeya ee Horyaalka oo ay la ciyaareen Napoli. Wararka Labada Kooxood Malmö: Kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII