Hordhac: Malmö Vs Chelsea ee Champions League, Guruub H Shaxda, iyo Xidigaha ka maqan Kulankan

Laba toddobaad kadib kulan hal dhinac ah oo ay ku yeesheen London, kooxda heysata horyaalka ee Chelsea ayaa dib ula kulmi doonta Malmo kulan ka tirsan Champions League Group H. Kooxda Malmö ayaa garoonka Eleda Stadion ku wajaheysa kooxda heysata horyaalka Yurub oo fadhida kaalinta labaad ee group-ka iyadoo ka dambeysa Juventus, halka kooxda martida loo yahay ay tahay mid […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII