Hordhac: Man United Vs Leicester City: Man United Oo Ku Sii Dhawaan karta Man City.

Kooxda Man United ayaa marti galin doonta kooxda Leicester City kulan ka tirsan todobaadkii 35-aad ee horyaalka premier League kulan ka dhici doona garoonka Old Trafford. Man United ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya in ay soo yareeyaan dhibcaha ay ka dambeeyaan kooxda hogaaminaysa horyaalka ee Man City siina wadaan baacsiga ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII