Hordhac: Manchester United Vs Liverpool ee Horyaalka Premier League-ga, Xidigaha ka Maqan Kulankan iyo Kuwa soo laabtay

Kooxda Manchester United Ayaa Garoonkeeda ku soo dhaweeneysa kooxda Liverpool Kulan ka tirsan Horyaalka Premier kaasi oo ah midka ugu adag todobaadkan. Red Devils ayaa ku jirta kaalinta lixaad ee kala sareynta horyaalka xilli ay qaab ciyaareed liita ku jiraan, halka kooxda Jurgen Klopp ay hal dhibic ka hooseyso kooxda hogaanka heysa ee Chelsea. Wararka Labada Koox Manchester […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII